Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2023

cawad

Xubno ka socday dowladda FS iyo Galmudug oo xarigga ka jaray xarun cusub e Lajiiday

30th June 2023 admin 0

Madax ka tirsan dowladda Federaalka iyo kan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xariga ka jaray xarun cusub oo loogu talagalay in ay ku howlgalaan maamulka deegaanka […]

dhabancad

Puntland Sheegtay in Dib loo dhigo Dayn Cafinta Soomaaliya

30th June 2023 admin 0

Puntland ayaa markii ugu horreysay ka falcelisay wareysi uu wasiirka maaliydda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur uu siiyay BBC-da, kaas oo uu ku sheegay in […]

muqtaar

Muqtaar Rooboow oo Magaalada Makah kula kulmay dhiggiisa dalka Qatar

29th June 2023 admin 0

Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow  iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa kulan kala yeeshay magaaldda Barakeysan ee Makah dhiggiisa wasiirka arrimaha Islaamka ee […]

shimbir

Xildhibaan Kasim Gudoomiyihii Gedo ee Axmed madoobe Waa shabaab

29th June 2023 admin 0

Xildhibaan Kasim elmiseed oo ka mida xildhibaanada Dowlada Sooaaliya ayaa sheegay Gudoomiyihii Gedo Axmed Shimbir ee axmed madoobe soo magacaabay inuu yahay Shabaab Dhuumalysi kusoo […]

axmedmadoobe

Daawo:Banaanbax looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Maamulkiisa oo ka dhacay Garbahaaray

28th June 2023 admin 0

Dibad bax looga soo horjeedo Axmed Madoobe imaatinka C/laahi Shinbir ayaa ka dhacay Taalada Xoriyada ee Degmada Garbaharrey.

farmaajo

Madaxwaynihii hore Farmaajo oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

27th June 2023 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hambalyo u direy umadda Muslimka munaasabadda Ciidul Adxa awgeed. “Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu […]

xasansheekh

Daawo:Madaxwayne xasan oo bulshada la Wadaagayey hambalyada munaasabadda Ciidda

27th June 2023 admin 0

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed la wadaagayey hambalyada munaasabadda Ciidda ayaa ugu baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda meelo dalka ka mid ah […]

cali jeyte

Cali Jeyte oo Baladwayne ka dhagax Dhigay Madaxtooyada Hiiraanland

27th June 2023 admin 0

Madaxwaynaha Hiiraanland Cali jeyte Cismaan ayaa Maanta Magaalada Baladwayne ee xarunta Gobolka Hiiraan hiiraan ka dhagax dhigay Madaxtooyo isxilqaan lagu dhisaayo.

shimbir

Daawo:Gudoomiyihii Axmed Madoobe Gedo u Magacaabay oo Garbahaarey Dhuumaaleysi ku tagay

27th June 2023 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Madoobe u Magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac (Shimbir) ayaa maanta magaalada Garbahaarrey ee xarunta gobolka Gedo dhuumalaysi ku tagay.

Ismaciil

Akhriso:Madaxweyne Xasan oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

27th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti  u diray  Madaxweyne Ismaaciil Cumar […]

xasansheekh

Sawiro:Madaxweynaha Xasan oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur

26th June 2023 admin 0

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa maanta ubax […]

shariif

Madaxwaynihii hore Sheekh Shariif ayaa ka hadlay Xaalada dalka iyo Dagaalada Socda

26th June 2023 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay “Waxaa xanuun leh in maanta oo 26-ka June ay tahay meelo […]

guudlaawe

Daawo:Bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa ka dhacay Jowhar

26th June 2023 admin 0

Magaalada Jowhar ee Caasumada Maamulka Hirshabeelle waxaa Maanta ka dhacay Bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Banaan Baxaan looga Soo horjeedo Madaxweynaha […]

muuse

Daawo:Muuse biixi oo Ka hadlay Duqymaha uu ugaystay Laascaanood

26th June 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb galay Xuska Sannad Guurada 63-aad ee Munaasibada 26-ka June ayaa ka hadlay dulaadka joogtada ah ee ku […]

calan

Sawiro:Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho

26th June 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa […]

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes