Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2023

dhoore

Dhageyso:Ciidamada Xooga oo Deegaano cusub Kala Wareegay Alshabaab

4th May 2023 admin 0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaano dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka lugta […]

ssc

Daawo:Laascaanood oo Lagu soo bandhigay Drone Lasoo riday oo Lahaayeen Taliska Muuse

3rd May 2023 admin 0

Gudiiga 33 ah oo ay weheliyaan Engineerada IT ga ee SSC ayaa soo bandhigay Xogta ku saabsan diyaarada Drone tii basaasay shacabka Laascaanood ,duubaysayna guryaha […]

arday

Daawo:Qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed oo ka horyimid Filimka Arday

3rd May 2023 admin 0

Qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed oo war saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa bayaan kasoo saaray Flimka Arday kaas oo horay uga horyimaadeen bahda waxbarashada.

xamze

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗰𝗮𝗮𝗯𝗮𝘆 𝘅𝘂𝗯𝗻𝗼 𝘄𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗿𝗼 𝗮𝗵

3rd May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno wasiirro ah. Ra’iisul Wasaaruhu markuu arkay:Qodobka 97-aad faqradiisa 3-aad e Dastuurka KMG. […]

Bayle

Jaamacada Camuud ayaa marti galisay kulan uu Cabdiraxmaan Bayle la yeeshay ardayda jaamacada

2nd May 2023 admin 0

Jaamacada Camuud ayaa marti galisay kulan uu ka qayb galay wasiirkii hore ee maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Bayle kaas oo uu la yeeshay ardayda jaamacada.

xaj

Lacagta Laga Qaadayo Xujayda Soomaaliyeed oo la Shaaciyey

2nd May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo […]

asluub

Daawo:Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo Digniin u diray Askarta Xashiiska Cabta iyo kuwa Fasaxa ku Maqan

2nd May 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed aliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxuu digniin u diray askarta fasaxa iskaga maqan iyo kuwa Xashiishka Caba. […]

odawaa

Dhageyso:Generaal Odawaa oo sheegay in ay dileen Ajaaniib ka tirsanayd Shabaab qaarna ay qabteen

2nd May 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkii Ceel-qaboobe lagu laayay Malleyshiyaad Ajaanib ah qaarna nolosha lagu […]

Xasansheekh

Daawo:Xasan Sheekh oo Sheegay inay Muqdisho ka hawgalaan Ciidamo Imaaradka Lacag Siiyaan

1st May 2023 admin 0

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Dood shacabka su’aalo waydiinaayeen ayaa waxaa la waydiiyey dhibaatada Soomaaliya kaga imaanaysa Imaaraadka sida Suudaan. Madaxwayne Xasan ayaa sheegay […]

jimcaale

Muxuu yahay Go’aanka Maamulka Banaadir ee ku saabsan isticmaalka iyo iibinta Shiishda?

1st May 2023 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Mlmagaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa mabnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, Taabuuga, Qamriga, Calaqa iyo Xashiishka. Amarkan […]

baydhabo

Daawo:Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo lagu xusay Magaalada Baydhabo

1st May 2023 admin 0

Munaasabad lagu Xuseyey Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da May 2023 ayaa Maanta lagu qabtey Magaalaada Baydhabo. Xafladda waxaa so qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha […]

camey

Soomali qasoo Qaxday colaada Khartuum oo South Sudan soo Gaaray

1st May 2023 admin 0

Safiirks Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya u fadhiya dalka koonfurta Sudan Danjire Cabdikariim Xaaji Cumar Cameey oo uu wehliyo Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Xamse […]

Posts pagination

« 1 … 7 8

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes