Lacagta Laga Qaadayo Xujayda Soomaaliyeed oo la Shaaciyey

xaj

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ku dhawaaqay in xujeyda Soomaaliyeed loo baajiyey lacag ka badan 8 Milyan oo dollar sanadkan, kaddib markii meesha laga saaray musuq maasuqii ka jiray adeegga Xajka, hoosna loo dhigay qiimaha.

Lacagta Lagu Xajka ayaa markii hore waxay ahayd 5230 balse hada waa 4484 sida uu sheegay Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.