Daawo:Taliyaha Asluubta Soomaaliya oo Digniin u diray Askarta Xashiiska Cabta iyo kuwa Fasaxa ku Maqan

asluub

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed aliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxuu digniin u diray askarta fasaxa iskaga maqan iyo kuwa Xashiishka Caba.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed aliyaha Ciidanka Asluubta soomaaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan ayaa sidaan yiri “Waxaa soo badatay Askar Xashiish cabeysa oo meelaha ku dhacdhacaya noocaas askarta kumasii jirayaan ciddii heysatana Qarankay qiyaantay, Saraakiisha ilmahooda askarta ka dhigayna digniin baan u direynaa”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.