Daawo:Maalinta Shaqaalaha Adduunka oo lagu xusay Magaalada Baydhabo

baydhabo

Munaasabad lagu Xuseyey Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1da May 2023 ayaa Maanta lagu qabtey Magaalaada Baydhabo.

Xafladda waxaa so qaban qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dowladda KG, waxaana ka soo qeyb galey Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Agaasimiyaal, Dhallinyaro, Haween, iyo Marti sharaf kala duwan.

Wasiirka Shaqadaha iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Abdulkadir Cumar Baasto ayaa Hambalyo udirey Dhammaan Shaqaalaha Adduunka gaar ahaan Shaqaalaha Reer Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.