Daawo:Xasan Sheekh oo Sheegay inay Muqdisho ka hawgalaan Ciidamo Imaaradka Lacag Siiyaan

Xasansheekh

Madaxwaynaha Soomaaliya oo ka qayb galay Dood shacabka su’aalo waydiinaayeen ayaa waxaa la waydiiyey dhibaatada Soomaaliya kaga imaanaysa Imaaraadka sida Suudaan.

Madaxwayne Xasan ayaa sheegay Imaaradka iyo soomaaliya inay lee yihiin xirir dheer oo soo jireen ah, hadana ay bixiyaan dhaqaalaha ku baxay Ciidamada Xasilinta Magaalada muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.