Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2023

beesha

Beesha Caalamka oo War kasoo Saartay Doorashada Puntland Ka Dhacaysa 25ka May

22nd May 2023 admin 0

Beesha Caalamka ayaa ku bogaadisay Puntland, Doorashooyinka Taariikhiga ah ee ka dhacaysa 25-ka bishan May, waxayna sheegeen in ay bogaadinayaan talaabada Geesinimada leh ee ay […]

Xamze

Ra’iisulwasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar

22nd May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar oo […]

Shuute

Xukunno kala duwan oo lagu riday Askartii ka dambeysay weerarkii Isgoyska Siinay

22nd May 2023 admin 0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday askartii ka dameeysay weerarkii ka dhacay isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho, 27-kii […]

Xasansheekh

Safiirkii Sacuudiga oo Iscasilay kadib Markii Xasan Sheekh iyo Gabadhiisu si xun ula dhaqmeen

22nd May 2023 admin 1

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Arabia danjire Saalim Macow Xaaji ayaa iscasilay sababo la xariira dhaqan xume ay kula kaceen wafdigii madaxweynale Xasan sheekh […]

maxkamad

Daawo:Ajaanib Muqdisho Maxkamad lagu soo taagay kadib markii xaalufiyeen bada Soomaliya

21st May 2023 admin 0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maalintii 1-aad dhageysatay dacwadd ka dhana Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Soomaaliya kuwaas oo kaluun badan ka jilaabtay […]

fiqi

SawiroWasiirka Fiqi oo Muqdisho ka daahfuray kulanka 2aad ee madasha maayarada Soomaaliya

21st May 2023 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa maanta muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya,waxana ka qeyb galayaan […]

deni

Madaxwayne Deni oo Wada Safarkiisii Doorashada ayaa soo gaaray Magaalada Badhan

20th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Madaxwayne Kuxigeenka 2aad iyo wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo furay imtixaanka shahaadiga

20th May 2023 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe […]

Xamze

Daawo:Xamse oo la dagaalamaya Musuq maasuqa halka Musuqa Caadi ka yahay Dowlada

20th May 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka UK u Fadhiya Muqdisho

20th May 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Danjire Mike […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Gaashaandhigga oo Uganda tababar ugu soo xiray ciidaamo ka tirsan Xoogga dalka

19th May 2023 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta tababar dalka Uganda ugu soo xirey urur gaar ah (special force ) oo ka tirsan Xoogga […]

garaadismaaciil

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoowe ka Sheegay Khilaafka Puntland in la Xalin doono

19th May 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlaayey khilaafka ka jira Puntland ayaa sheegay “Arrimaha doorshada Puntland taalla si mideysan ayaa looga gudbayaa annagaa nala ka […]

cabdicasiis

Daawo:Dr Cabdicasiis Cabdi Faarax oo Lagu Soo dhaweeyey Gedo University ee Magaalada Baladxaawo

19th May 2023 admin 0

Waxaa booqasho ku tagay xarunta Gedo International University ee magaalada Baladxaawo wafdi uu hogaaminaayay Dr Cabdicasiis Cabdi Faarax (Diktoorka indhaha) oo ka mid ah guddiga […]

cabdikariimxuseen

Daawo:Cabdikariim Guuleed oo ka hadlay Wadahadalo dhexmaraya Soomaaliya iyo Somaliland

18th May 2023 admin 0

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikariin Guuleed oo maanta Shir jaraaid oo ku qabtay Muqdisho uga hadlay qodobo quseeya Arrimaha […]

nasri

Nasri Warsame Supporters Discriminated Against at Ward 10 Minneapolis Convention

18th May 2023 admin 0

The more experienced precinct caucuses and endorsement convention goers of an incumbent, Aisha Chughtai mistreated newcomers supporting Nasri Warsame for the Minneapolis Ward 10 City […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes