SawiroWasiirka Fiqi oo Muqdisho ka daahfuray kulanka 2aad ee madasha maayarada Soomaaliya

fiqi

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa maanta muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya,waxana ka qeyb galayaan 19 Maayir oo ka kala socda gobolada dalka ayaa lagu soo badhigi doonaa horumarka, caqbadaha iyo arrimo kale.

Madasha Maayarada Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socoda ayaa waxaa hadallo kooban ka jeediyey Guddoomiyayasha  degmooyinka ee kala duwan ee dowlad goboleedyada iyo qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka Banaadir iyaga oo soo bandhigay dooda la xariira horumarka iyo caqbadaha jira iyo sida loo xalin karo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.