Daawo:Ajaanib Muqdisho Maxkamad lagu soo taagay kadib markii xaalufiyeen bada Soomaliya

maxkamad

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maalintii 1-aad dhageysatay dacwadd ka dhana Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Soomaaliya kuwaas oo kaluun badan ka jilaabtay bada Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.