Safiirkii Sacuudiga oo Iscasilay kadib Markii Xasan Sheekh iyo Gabadhiisu si xun ula dhaqmeen

Xasansheekh

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Arabia danjire Saalim Macow Xaaji ayaa iscasilay sababo la xariira dhaqan xume ay kula kaceen wafdigii madaxweynale Xasan sheekh ee shirka Jaamacadda kaga qayb-galay magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga.

Danjire Saalim Macow ayaa qoraalkiisa ku sheegay in madaxa brotokoolka Madaxweynaha Hinda Culosow ay si anshax xume ah ula dhaqantay. Cabashadiisna u gudbiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda oo isgana ka gaabsaday in uu wax qabto, waxayna iga horistaagtay inaan la kulmo Madaxwayne Xasan Sheekh ayuu yiri Safiirka.

1 Comment

  1. Dadkaan uu maxawayne xasan wato
    Waxay udhaqamayaan sida ayago
    Dowladii kadhigay ama ufahmay
    Xaafad aay ayagu layihiin
    Taas curfiga diplomacy iyo
    Qaynuunka kuciyaaraayo
    Waana arin ku cusub somalia
    In diblimaasi dal dhan ujoogo somalia
    Lagacaliyo madaxwaynihii
    Uu lawadaagi lahaa meesha aay shaqadu
    Marayso waana arin foolxumo ku ah
    Xasan naftiisa 4fartii sano
    Ee hore ayaan bartay xasan runtii
    Mahan nin somali kufuridoono
    Meel cagaaran ama barwaaqo ah
    Asc Somali all of you

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.