Daawo:Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Garoowe ka Sheegay Khilaafka Puntland in la Xalin doono

garaadismaaciil

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlaayey khilaafka ka jira Puntland ayaa sheegay “Arrimaha doorshada Puntland taalla si mideysan ayaa looga gudbayaa annagaa nala ka sugeyaa dhaqankaana isugu yeeraynaa marka doorshada Golaha Deegaanka laga gudbo.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.