Madaxwayne Kuxigeenka 2aad iyo wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo furay imtixaanka shahaadiga

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo maanta si rasmi ah uga bilaabmay deegaanada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.