Beesha Caalamka oo War kasoo Saartay Doorashada Puntland Ka Dhacaysa 25ka May

beesha

Beesha Caalamka ayaa ku bogaadisay Puntland, Doorashooyinka Taariikhiga ah ee ka dhacaysa 25-ka bishan May, waxayna sheegeen in ay bogaadinayaan talaabada Geesinimada leh ee ay qaadeen Shacabka Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wasiirkiisa koowaad ayaa bilowgiisa bishan sheegay in ay Puntland, ku burburayso 24 maalmood gudahood, iyagoo ka digay qabsoomida doorashooyinka golayaasha degmooyinka ee dadweynuhu codka leeyihiin.

Beesha Caalamka ayaa sheegay in Khibradda Puntland iyo hayaankeeda Dimuquraadiyadu, ku riixayo Soomaaliya in la qaato dhabaha Dimuquraadiyeysan, horumarna hiigsanaysa, taas oo ay Wakiilada caalamiga ah sheegeen in ay taageerayaan.

Dhambaalka wakiilada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya ayaa wajigabax ku ah dawladda Federaalka iyo dhammaan dhinacyada doorashadan diidan.Beesha Caalamka ayaa ku bogaadisay Puntland, Doorashooyinka Taariikhiga ah ee ka dhacaysa 25-ka bishan May, waxayna sheegeen in ay bogaadinayaan talaabada Geesinimada leh ee ay qaadeen Shacabka Dawladda Puntland.

Dhambaalka wakiilada caalamiga ah ee taageera Soomaaliya ayaa wajigabax ku ah dawladda Federaalka iyo dhammaan dhinacyada doorashadan diidan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

*

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.