Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

garaado

Sawiro:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Magaalada Laascaanood

19th March 2023 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Hirsi Timacade iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magalaada Laascaanood ee xarunta Gobolka […]

dab

Daawo:Dab geystay khasaare oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala Muqdidho

19th March 2023 admin 0

Dab geystay khasaare kala duwan ayaa ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla magaala Muqdisho gaar ahaan Suuq Bacaad.

Dagaal

Dhageyso:Khasaarihii Ka Dhashay Weerar Shabaab Xalay kusoo qaadeen Baardheere

19th March 2023 admin 0

Weerar Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa xaley Alshabaab ay ku Qaadeen Xero lagu Tababarayay Ciidamo oo ku taala Degmada Baardheere. Wariye Axmed Cumar Saalixi […]

XASANSHEEKH

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo Caraysan ayaa Gaaray Dalka Uganda

18th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka […]

Axmedmadoobe

Daawo:Kulan looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Nairobi

18th March 2023 admin 0

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan ay kasoo qayb galeen Siyaasyiyiinj, Culumo,waxgarad, dhalitaro iyo Madax hore kaas oo Loogu baaqay Axmed madoobe […]

muqdisho

Daawo:Sheekh Caan Ahaa oo karaan Lagu Dilay iyo Amniga Muqdisho oo Sii Xumaanaya

18th March 2023 admin 0

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad u Xumaaday bilihii Dambi waxaana ka dhaca dilal tiro badan oo loo gaysanayo Shacabka kaas oo gaystaan Shabaab, Ciidamada Dowlada […]

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Geerida Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka

18th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Alle ha u naxariistee marxuum […]

muse

Daawo:Saraakiil Ciidan oo Ka Tirsan Somaliland oo lagu qabtay Dagaalka Laascaanood

18th March 2023 admin 0

Ciidamada Somaliland ayaaa Xalay saqdii dhexe waxay weerar Madaafiic ku bilowday kusoo qaadeen Magaalada Laascaanood, waxaana sagaalkaas looga qabsaday saraakiil Ciidan oo uu ka mid […]

sayid

Sawiro:Shirka Warbaahinta Dowlada iyo Maamul goboleedyada oo Kismaayo ka furmay

18th March 2023 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha […]

xasansheekh

Akriso:Shirkii Baydhabo oo Lasoo Gabagabeeyey iyo Gudi Dhex dhexaadiya Xasan Sheekh iyo Deni oo Lamagacaabay

17th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 5aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Baydhabo 15–17 Maarso, 2023. […]

odawaa

Sawiro:Generaal Odawaa oo booqday xeryaha ciidamada Kenya

17th March 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka dalka ayaa booqday dugsiga lagu tababaro ciidamada lugta ee Dalka […]

Xasilinta

Shirkii Wasaaradaha Arimaha Gudaha Dowlada iyo Maamul goboleedya oo kasocda Dhuusamareeb

17th March 2023 admin 0

Waxaa maalintii 2aad magaalada dhusomareb kasocda shirka Arrimaha Xasilinta oo ay Yeelanayaan Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Heer Federal iyo Heer state kaas oo Diirada lagu saarayo […]

bashiir

Culimada Muqdisho oo Ka hadashay Dhibaatada uu Maandooriyaha ku hayo Bulshada

16th March 2023 admin 0

Sheekh bashiir Axmed Salaad iyo Sheekh Cali Wajiis oo kamid ah Culuma-udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dhibaatada uu maandooriyaha ku hayo Bulshada iyo Sidii wax […]

Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska soomaaliyeed oo Digiin u Diray dadka ka ganacsada Muqaaraadka

16th March 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska soomaaliyeed Janaraal Sulub Axmed Firin oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hey’addaha amniga ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka […]

muqtaar

Daawo:Muqtaar Roobow oo Ciyaarka Weerarka ka gaystay Muqdisho Dil ugu Hanjabay

16th March 2023 admin 0

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS Shekh Muqtaar Roobow ayaa ka qeyb galay kulan gaar ah oo ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes