Sawiro:Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo gaaray Magaalada Laascaanood

garaado

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Hirsi Timacade iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magalaada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Wafdiga ayaa ka kooban Xildhibaano katirsan Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, waxaana si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Laascaanood.

Masuuliyiintaan ayaa kulan gaar ah la qaatay Garaadada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaladaas oo dagaalo khasaare dhaliyay ka dhaceen.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.