Daawo:War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasaaradaha Warfaafinta heer Federaalka iyo D/Goboleed

isgaarsin

Shirkii Magaalada Kismaayo uga socday wasiiirada wasaaradaha warfaafinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa lasoo gabagabeeyey waxaana laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban Dhowr qodob.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.