Ururka United Intellectuals for Better Tomorrow Oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyey Jaamacada Gedo

Waxaa Magaalada Baladxaawo Lagu qabtay Xafladd lagu Gudoonsiinaayey agab wax waxbarsho kaasooka yimid Midowga Ururka aqoonyahannada Barri san “United Intellectuals for Better Tomorrow”.

Waxaana hadal jeedin qiima badan goobta ka jeediyay Masuuliyiintii kasocotay Ururka Bari san sido kale maamulka jaamacadda Caalimaga ah ee Gedo kuwaa oo Midowga aqoonyahannada oga mahadceliyey garab istaagooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.