Daawo:Saraakiil Ciidan oo Ka Tirsan Somaliland oo lagu qabtay Dagaalka Laascaanood

muse

Ciidamada Somaliland ayaaa Xalay saqdii dhexe waxay weerar Madaafiic ku bilowday kusoo qaadeen Magaalada Laascaanood, waxaana sagaalkaas looga qabsaday saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay Ibraahim Yaasiin Cige.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.