Daawo:Muqtaar Roobow oo Ciyaarka Weerarka ka gaystay Muqdisho Dil ugu Hanjabay

muqtaar

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS Shekh Muqtaar Roobow ayaa ka qeyb galay kulan gaar ah oo ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulankan gaar ah ayaa diirada lagu saaray la dagaalanka Muqaadaraadka iyo waxyaabaha Maankadooriya, soo saarista sharci gaar ah oo lagu cinqaabayo cidkaste oo ka ganacsata Maandooriyaha kuwaas oo halis ku ah jiritaanka bulshada iyo Xasiloonida Dalka.

Madaxdii iyo Culumadii kulankan ka qeyb gashay ayaa ku dardaarmay in si dhab ah loo wajaho ololaha la dagaalanka Muqaadaraadka, iyada oo la kaashanayo Maamulka Gobolka Banaadir iyo hey’addaha Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.