Taliyaha Ciidanka Boliiska soomaaliyeed oo Digiin u Diray dadka ka ganacsada Muqaaraadka

Boliis

Taliyaha Ciidanka Boliiska soomaaliyeed Janaraal Sulub Axmed Firin oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in hey’addaha amniga ay gacan adag ku qaban doonaan dadka ka ganacsada Muqaaraadka dhibaatada xoogan ku haya bulshada iyo xasiloonida Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.