Dhageyso:Khasaarihii Ka Dhashay Weerar Shabaab Xalay kusoo qaadeen Baardheere

Dagaal

Weerar Geystay Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ayaa xaley Alshabaab ay ku Qaadeen Xero lagu Tababarayay Ciidamo oo ku taala Degmada Baardheere.

Wariye Axmed Cumar Saalixi oo ku sugan Baardheere ayaa ka waramay qasaaraha uu gaystay Dagaalkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.