Daawo:Kulan looga Soo Horjeedo Axmed Madoobe oo ka dhacay Nairobi

Axmedmadoobe

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay kulan ay kasoo qayb galeen Siyaasyiyiinj, Culumo,waxgarad, dhalitaro iyo Madax hore kaas oo Loogu baaqay Axmed madoobe inuu Xilka Iska Casilo madaamo 12 sano Sharci daro iyo Fowdo Kismaayo Ku joogay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.