Daawo:Sheekh Caan Ahaa oo karaan Lagu Dilay iyo Amniga Muqdisho oo Sii Xumaanaya

muqdisho

Amniga Magaalada Muqdisho ayaa aad u Xumaaday bilihii Dambi waxaana ka dhaca dilal tiro badan oo loo gaysanayo Shacabka kaas oo gaystaan Shabaab, Ciidamada Dowlada iyo Ciiyaal Mooryaan ah.

Dilkii u Dambeeyey ayaa waxaa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir lagu dilay Sheekh Mowliid Sheekh Cabdulaahi oo xalay Ciyaal weero ku dileen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.