Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2023

masjid

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Jiilu Saxaaba ee Dagmada Howl Wadaag

22nd March 2023 admin 0

Masjidka Jiilu saxaaba ee Dagmada Howl Wadaag oo aan wali dhismihiisa la dhameystirin ayaa Maanta la furay si loogu Cibaadeysto Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana […]

Xamze

Hadal jeedinta Ra’iisalwasaare Xamse ee Bandhiga wax qabadka Xukuumadda

21st March 2023 admin 0

Ra’iisalwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa waxuu uga qayb galay Golaha Murtida iyo Madadaallada munaasabadda lagu soo bandhigayo Waxqabadka Xukuumadda , waxuuna ka hadlay waxa u […]

xasansheekh

Hadal jeedinta Madaxweynaha Xasan Sheekh ee Bandhiga wax qabadka Xukuumadda

21st March 2023 admin 0

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa waxuu uga qayb galay Golaha Murtida iyo Madadaallada munaasabadda lagu soo bandhigayo Waxqabadka Xukuumadda ee lixdii bilood ee ay shaqeynaysey.

muse

Daawo:Taliska Muuse biixi oo Soo bandhigay Maxaabiis Lagu qabtay Dagaalka Laascaanood

21st March 2023 admin 0

9Taliska Muuse biixi ayaa Soo bandhigay Maxaabiis Lagu qabtay Dagaalka Laascaanood waxaana warbaahinta la hadlay Saraakiisha Ciidamada Asluubta iyo Maxaabiis tiradooda Tahay 9 Qof.

muqdisho

Daawo:Dad Shacaba oo Dhulkii ay Ku Lahaayeen Muqdisho ay Boobayaan Rag ka tirsan Dowlada

21st March 2023 admin 0

Dad shacab oo daris la ah xeradii taangiyada Odweyne ayaa cabasho ka ah masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo boob ku haya dhulkoodii, waxayna baaq […]

Baardheere

Dad ku Dhintay Roobab wata Daad oo ka dhacay Degmada Baardheere

21st March 2023 admin 0

Warrarka ka imaanaya gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya, in ugu yaraan sagaal qof ay dhinteen kadib markii qaadeen daad ka soo rogmaday degmada Baardheere. […]

isbitaal

Daawo:Dhaawacyo laga soo Qaaday Laascaanood oo la keenay Muqdisho

21st March 2023 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa diyaarad lagu keenay dad kusoo Dhaawacmay dagaalka ka socda Banaanka Laascaanood. Dadka Dhaawaca ee la keenay Magaalada Muqdisho ayaa tiradeeda Gaaraysaa 17 […]

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Saxiixay 8 Sharci oo Si Degdega ku ansixiyeen BFS

21st March 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku saxiixay sharciyada ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaanka […]

xamse

Sawiro:Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Suudaan

20th March 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Suudaan, Marwo Axlaam Madani […]

timacade

Dhageyso:Senator Cabdullaahi Jaamac Timacadde oo ka hadlay Ujeedka u tageen Laascaanood

20th March 2023 admin 0

Wefdi xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa shalay gaaray magaalada Laasacaanood oo tan iyo 6-dii bishii […]

deni

Madaxwayne Deni oo Beesha Kulan Kula qaatay Nairobi

20th March 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo hawlo shaqo u jooga Nairobi ayaa Maantay Magaalada Nairobi kulan kula […]

Ismaciil

Daawo:Ismaaciil Cumar geele ayaa Furay Machadka Dhex dhexaad nimada iyo Dhaqanka Nabada

20th March 2023 admin 1

Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar geele ayaa maanta Furay Machadka Dhex dhexaad nimada iyo Dhaqanka Nabada kaas oo dhismihiisa fulisay hay’ad laga lee yahay Kuwait.

xasansheekh

Madaxwayne Xasan oo Toobabar Ciidamo ugu soo xiray Uganda

20th March 2023 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa tababbar u soo xiray cutubyo ka mid […]

Ururka United Intellectuals for Better Tomorrow Oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyey Jaamacada Gedo

19th March 2023 admin 0

Waxaa Magaalada Baladxaawo Lagu qabtay Xafladd lagu Gudoonsiinaayey agab wax waxbarsho kaasooka yimid Midowga Ururka aqoonyahannada Barri san “United Intellectuals for Better Tomorrow”. Waxaana hadal […]

isgaarsin

Daawo:War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasaaradaha Warfaafinta heer Federaalka iyo D/Goboleed

19th March 2023 admin 0

Shirkii Magaalada Kismaayo uga socday wasiiirada wasaaradaha warfaafinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa lasoo gabagabeeyey waxaana laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban Dhowr […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes