Daawo:Dhaawacyo laga soo Qaaday Laascaanood oo la keenay Muqdisho

isbitaal

Magaalada Muqdisho waxaa diyaarad lagu keenay dad kusoo Dhaawacmay dagaalka ka socda Banaanka Laascaanood.

Dadka Dhaawaca ee la keenay Magaalada Muqdisho ayaa tiradeeda Gaaraysaa 17 Qof.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.