Dhageyso:Senator Cabdullaahi Jaamac Timacadde oo ka hadlay Ujeedka u tageen Laascaanood

timacade

Wefdi xildhibaanno ah oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa shalay gaaray magaalada Laasacaanood oo tan iyo 6-dii bishii hore uu ka socday dagaal u dhexeeya dadka deegaanka iyo ciidamada Muuse Biixi.

Xildhibaannadan oo uu kamid yahay guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka Sare Cabdullahi Cali Timacade ayaa sheegay inay Laasacaanood u tageen u kuurgalidda xaaladda ka taagan halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.