Daawo:Dad Shacaba oo Dhulkii ay Ku Lahaayeen Muqdisho ay Boobayaan Rag ka tirsan Dowlada

muqdisho

Dad shacab oo daris la ah xeradii taangiyada Odweyne ayaa cabasho ka ah masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya oo boob ku haya dhulkoodii, waxayna baaq u direen Madaxwayne xasan iyo Madaxda kale ee Dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.