Daawo:Ismaaciil Cumar geele ayaa Furay Machadka Dhex dhexaad nimada iyo Dhaqanka Nabada

Ismaciil

Madaxweynaha Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar geele ayaa maanta Furay Machadka Dhex dhexaad nimada iyo Dhaqanka Nabada kaas oo dhismihiisa fulisay hay’ad laga lee yahay Kuwait.

1 Comment

  1. Umalayn maayo gelow in aay somali
    Kurabto taariikhdaa kuxusidoonto
    Geeridaada kadib lamahayo shir
    Kadhacay jabuuti oo uu geele hormuud uyahay oo guul lagagaaro
    Meesha kenya oo ah dal nagahaysto
    Dhulka NFD shirkii aay qabteen
    Lagagaaray guul muqato
    Hadaba geele somali kubaratay
    Allaah nabuurayna horse ayuu kuu
    Yiqiin maxaayeelay asagaa kuabuubary
    4.5 ninkii somali kuqaybiyay
    Soow geele mahan farmajo ninkii
    Ladiriray soow geele mahan sool ninka weerary soow
    Geele lugooyow rabi ayaan kuraacinay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.