Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Jiilu Saxaaba ee Dagmada Howl Wadaag

masjid

Masjidka Jiilu saxaaba ee Dagmada Howl Wadaag oo aan wali dhismihiisa la dhameystirin ayaa Maanta la furay si loogu Cibaadeysto Bisha Barakeysan ee Ramadaan waxaana Culumada ay markale ku baaqeen in dhameystirka Masjidka laga qeyb qaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.