Daawo:Madaxwayne Xasan oo Ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha Ramadaan

XASANSHEEKH

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, wuxuuna u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.