Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2023

barlamaan

Daawo:Buuq dhashay Kadib markii Boorsooyinka laga reebay Xildhibaanada Haweenka ah

25th February 2023 admin 0

Buuq iyo Saeaxan ayaa ka dhashay Kulankii Golaha shacabka Soomaliya kadiv markii haweenka ku jira barlamaanka boorsooyinkoodii looga reebay Banaanka Xarunta Barlamaanka.

geel

Beesha Wacayle oo Kamida Beelaha daga Xarardheere ayaa deeq Xoolo ku wareejiysay Ciidamada Xooga

24th February 2023 admin 0

Taliska ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa maanta deeq xoolo nool ah ka guddoomay mid ka mid ah Beelaha dega Xarardheere. Beesha Wacaysle oo kamida Beelaha […]

garoon

Garoonka Aadan Cadde oo Shaqadiisi dib u bilaabay kadib hakad Shalay ku yimid

24th February 2023 admin 0

Maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa ka hadlay hakad ku yimid shaqada garoonka diyaaradaha Muqdisho. War-saxaafadeed-ka soo baxay maamulka garoonka Aadan Cadde ayaa lagu beeniyay […]

fahadyasiin

Daawo:Midowga musharaxiinta kursiga Hop086 oo Sheegay inay Dowladu ISbaaro u Dhigatay

23rd February 2023 admin 0

Midowga musharaxiinta kursiga Hop086 oo uu baneeyey Fahad Yasii ayaa war kasoo saaray doorashada kursigaas iyagoo sheegay inay dowladu ka hor istaagtay inay qaataan shaxaadada […]

Caananug

Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo Iscasilay

23rd February 2023 admin 0

Wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cali Cumar Caananuug ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkii Wasaarada Gaadiidka ka hayay. […]

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oi U dhoofay Ciraaq iyo Ujeedka Safarkiisa

23rd February 2023 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay Caasimada […]

Xamze

𝗚𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗼𝗼 𝗯𝗼𝗴𝗮𝗮𝗱𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗞𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗿𝗶𝗶𝗷𝘁𝗮

23rd February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Todobaadalaha ah ee Golaha Xukuumadda oo si qoto dheer looga hadlay xaaladda guud […]

hirshabeele

Hirshabelle oo sheegtay in la dayacay bukaanada Macawiisley ee lagu laayay Muqdisho

22nd February 2023 admin 0

Maamul Goboleedka Hirshabelle oo ka hadashay weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho ayaa sheegtay in la dayacay bukaanada Macawiisley ee lagu laayay weerarkii degmada Cabdicasiis.

axmedmadoobe

Akhriso:Axmed Madoobe oo Kursigii uu Baneeyey Darwiish 6 Bilood kadib Wasiir u Magacaabay

22nd February 2023 admin 0

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wasiir u magacaabay Wasaaradii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Marxuum […]

Muuse suudi

Daawo:Senator Muuse Suudi oo Mahad Salaad ku eedeyey inuu Dowladii oo dhan qaatay

22nd February 2023 admin 0

Senator Muuse Suudi Yalaxoow ayaa sidaan ka sheegay sharciga Hay’adda Nabad sugidda wax badan oo la qarinayo ayaa ku jira Mahad salad ayaana Dowladii oo […]

qorax

Qasaaro Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay weerar Shabaab ku qadeen Muqdisho

21st February 2023 admin 0

Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo ku yaalla degmada Cabdicasiis. War […]

Xamze

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda maalgashadaan

21st February 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirka Midowga Bangiyada Soomaaliyeed oo looga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha horyaal Bangiyada Soomaaliyeed. […]

Qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

21st February 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug. Madaxweynaha waxaa xarigg jarka […]

dhoore

Daawo:Generaal Biixi oo Ka hadlay Dagaal Alshabaab Dhexdooda ku dhexmaray Xarardhere

21st February 2023 admin 0

Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal, Maxamed Tahliil Biixi ayaa sheegay in dagaal ku dhex maray Khawaarijta agagaarka degmada Xarardheere ay isaga dileen […]

shariif

Sheekh Shariif oo Ka horyimid Mudo kororsiga Maamul goboleedyada iyo Xasan Sheekh

20th February 2023 admin 0

Xisbiga Himilo qaran ee Gudoomiyaha ka yahay Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh axmed ayaa ka horyimid Mudo kororsiga Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka ah […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes