Garoonka Aadan Cadde oo Shaqadiisi dib u bilaabay kadib hakad Shalay ku yimid

garoon

Maamulka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa ka hadlay hakad ku yimid shaqada garoonka diyaaradaha Muqdisho.

War-saxaafadeed-ka soo baxay maamulka garoonka Aadan Cadde ayaa lagu beeniyay in uu hakad ku yimid shaqada garoonka caalamiga ee Muqdisho.

Hadaba halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay maamulka garoonka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.