Beesha Wacayle oo Kamida Beelaha daga Xarardheere ayaa deeq Xoolo ku wareejiysay Ciidamada Xooga

geel

Taliska ciidanka Xooga dalka Soomaaliya ayaa maanta deeq xoolo nool ah ka guddoomay mid ka mid ah Beelaha dega Xarardheere.

Beesha Wacaysle oo kamida Beelaha daga Xarardheere ayaa Xoolo gaaraya 30 neef ku wareejiyey Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.