Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya oi U dhoofay Ciraaq iyo Ujeedka Safarkiisa

Aadanmadoobe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi xildhibaano ah uu hogaaminayo ayaa maanta u amba baxay Caasimada dalka Ciraaq ee Baqdaad.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa halkaasi ugu qeyb galaya meertada 34-aad ee Midowga Baarlamannadda Dowladaha xubnaha ka ah Jaamacada Carabta oo loo madlan yahay inuu ka furmo magalada Baqdaad

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.