Madaxwaynaha Galmudug oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

Qoorqoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug.

Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku wehliyay xubo ka mid ah Golaayasha DG Galmudug, Gudoomiyaha gobalka Galgaduud, iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Galmudug oo kasoo dhalaashay howshii loo igmaday.

Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa ku amaanay howlwadeenada mashuurca biyoole howsha baaxada leh oo aay ka qabten dib u dhiska wasaaradda iyo kaabayaasha kala duwan ee Dowladda Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.