Akhriso:Axmed Madoobe oo Kursigii uu Baneeyey Darwiish 6 Bilood kadib Wasiir u Magacaabay

axmedmadoobe

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wasiir u magacaabay Wasaaradii uu ka geeriyooday Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Marxuum Maxamed Warsame Darwiish oo ku geeriyooday dalka jarmalka.

Axmed Madoobe ayaa u Magacaabay Maxamed Ibrahim Ogle Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaaleynta & Dib u heshiisiinta Jubbaland sidoo kale waxaa Madaxweynahu uu Maxamed Axmed Cusmaan u Magacaabay Wasiir Dowlaha Madaxtooyada Dowlada Jubaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.