Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2023

xamze

Golaha Wasiira Soomaliya oo Kulan aan Caadi ahayn yeeshay Go’aamo Kasoo Baxay

31st January 2023 admin 0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn kaas oo lagu ansixiyey labo hindise sharciyadeed. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo lagu ansixiyay […]

garaadjamac

Daawo:Garaad Jaamac Garaad Cali oo Si Kulul Ugu Jawaabay Muuse Biixi iyo Taliskiisa

31st January 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaadyada kale oo ee ku shiraya Magaalada laascaanood ee gobolka Sool ayaa Si kulul ugu Jawaabay hadal Shalay Kasoo yeeray […]

Xasan Sheekh oo kumanaan Soomaali ah u Soo jeediyey Qasaaro Badan

31st January 2023 admin 0

Dowladda Soomaaliay ayaa sheegtay muddo labo maalmood ah ay xirayso isku socadka guud ee Caasimadda,waxaana la xirayaa Hawada iyo waddooyinka Caasimadda Soomaaliya.ida lagu sheegay War-saaxafadeed […]

Aadanmadoobe

Aadan Madoobe oo Lacag ku Wareejiyey dadkii Waxyeelada kasoo gaartay Dagaalkii Baydhabo

30th January 2023 admin 0

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa Soo xiray Wajigii koowaad ee shirka dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed. Soomaaliya. Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa guddiga odayaasha dhaqanka ku […]

garoon

Daawo:Xildhibaanada Dowlada oo Ka Horyimid Xiritaanka Garaanka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho

30th January 2023 admin 0

Qaar kamid Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa ka horyimid Xiritaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo xirnaan doona labo […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Dhibaatada Kajirta Laascaanood ku Xawilay Argagixisada Caalamiga ah

30th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Xaalada Magaalada Laascaanood iyo Dhibaatada ka haysata Maamulkiisa.

Xamze

Ra’iisalwasaare Xamse oo guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha guud 

30th January 2023 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre yaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo maareeyaasha hey’addaha dowladda oo ah […]

XASANSHEEKH

Madaxweyne Xasan oo kulan la yeeshay Ergayga Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay

29th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. […]

Galmudug

Daawo:Galmudug oo qabtay Kulan gargaar lagu gaarsiinayo goobihii khawaarijta laga xoreeyey

29th January 2023 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ee caasumada Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay shir looga arinsanayay Sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiinlahaa Degmooyinka dhawaan laga xoreeyey Shabaab sida […]

odayaalcadaado

Maxkamdda ciidamda oo xukun ku riday odayaashii Cadaado ee heshiiska lagalay Alshabaab

29th January 2023 admin 0

Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shan sano oo xabsi ah iyo il ku haynta Booliska ku xukuntay Odayaal Cadaado laga soo xiray December 27-dii […]

Qoorqoor

Shabaab oo Wasiir dil ugu Gaystay Muqdisho iyo Qoorqor oo ka tacsiyadeeyey

29th January 2023 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed iyo reer Galmudug geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiir Farxiya Cabdi Maxamed […]

garaadjamac

Daawo:Khudbad dheer oo maanta uu jeediyay Garaad Jaamac Garaad Cali

28th January 2023 admin 0

Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxuu ka jeediyey shirwaynihii aaayo ka talinta deegaanada SSC oo Maanta ka Furmay Maalada […]

aqalka sare

Daawo:Buuq ka dhashay Shaqaale Cusub oo la sheegay in Aqalka sare loo qaadanayo

28th January 2023 admin 0

Kulankii aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa waxaa Manaata ka dhashay buuq kadib markii la sheegay in la qoraayo Shaqaalo Cusub oo uu yeelanayo aqalka Sarre […]

Laascaanood

Shirwey oo Looga Soo Horjeedo Somaliland ayaa ka furmay Laascaanood

28th January 2023 admin 0

Shirweynaha aaya ka tashiga Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa Maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana shirkaas qaban-qaabadiisa […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasaare Kuxigeenkii Hore oo Soomaliland Cambaareyn u Jeediyey

28th January 2023 admin 0

Ra’iisalwasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mahdi Guuleed Khadar ayaa cambaareeyey awoodda ciidan ee Maamulka Somaliland u adeegsaday Shacabka Laascaanood.

Posts pagination

1 2 … 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes