Aadan Madoobe oo Lacag ku Wareejiyey dadkii Waxyeelada kasoo gaartay Dagaalkii Baydhabo

Aadanmadoobe

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe ayaa Soo xiray Wajigii koowaad ee shirka dib u heshiisiinta Koonfurgalbeed. Soomaaliya.

Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa guddiga odayaasha dhaqanka ku wareejiyay lacag loogu tala galay ehelada dadkii ku dhintey, daaweynta dadkii ku waxyeeloobay, laguna dayactiro guryihii ku burburay Dhacdadii 23-kii December 2022, isagoona xusay wixii culeys ah ee ka yimaada la xalin doono, ismarkaana wixii warbxintooda dib ay ugu soo celiyaan Guddoomiyaha.

Gudoomiyaha Aadan Madoobe ayaana sheegay in loo Gudbay Qeybta Labaad ee Shirka Dib uHeshiisiinta oo looga hadlidoono Arrimaha Siyaasadda KGS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.