Daawo:Xildhibaanada Dowlada oo Ka Horyimid Xiritaanka Garaanka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho

garoon

Qaar kamid Xildhibaanada Dowlada Federaalka oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa ka horyimid Xiritaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho oo xirnaan doona labo bari.

Xildhibaan Cabdi samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay inaa Marnaba la aqbali karin in laba Maalin la xiro Duulimaadka Diyaaradaha dalka ,Waxuuna soo jeediyey in Wasiirka Duulista iyo Hey’adda Duulista si aan Su’aallo u weydiino ay horyimaadaan golaha Shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.