Xasan Sheekh oo kumanaan Soomaali ah u Soo jeediyey Qasaaro Badan

Dowladda Soomaaliay ayaa sheegtay muddo labo maalmood ah ay xirayso isku socadka guud ee Caasimadda,waxaana la xirayaa Hawada iyo waddooyinka Caasimadda Soomaaliya.ida lagu sheegay War-saaxafadeed kasoo baxay Dowladd

Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan  Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka hore Kenya, Djibouti iyo Ethiopia.

Shiraan ayaa looga jadlayaa sidii Shabaab looga Saari lahaa degaanada ay walinku harsan yihiin.

Xiritaanka Garoonka Diyaradaha Muqdisho ayaa waxuu sababay in kumanaan Soomaali ah oo u kala socdaalaya Soomaaliya iyo Dalalka Dibada ayqasaaraan boqolal kun oo doolar kadib markii ay waayeen diyaradihii u kala duulayeen Soomaaliya iyo Caalamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.