Daawo:Buuq ka dhashay Shaqaale Cusub oo la sheegay in Aqalka sare loo qaadanayo

aqalka sare

Kulankii aqalka Sarre ee Soomaaliya ayaa waxaa Manaata ka dhashay buuq kadib markii la sheegay in la qoraayo Shaqaalo Cusub oo uu yeelanayo aqalka Sarre ee Soomaaliya.

Mudanayaasha aqalka Sarre oo ka dooday shaqaalaha cusub oo la sheegay in la qoraayo ayaa intooda badan ay isku raaceen inaan la aqabli karin in shaqaalaha lagu qoro hab qabiil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.