Daawo:Galmudug oo qabtay Kulan gargaar lagu gaarsiinayo goobihii khawaarijta laga xoreeyey

Galmudug

Magaalada Dhuusamareeb ee caasumada Maamulka Galmudug waxaa ka dhacay shir looga arinsanayay Sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiinlahaa Degmooyinka dhawaan laga xoreeyey Shabaab sida Xarardhere, Galcad iyo Ceeldheer.

Shirkaan waxaa kasoo qaybgalay wasiirada Qorshaynta, Gargaarka, Caafimaadka, beeraha, Agaasimaha Madaxtooyada, agaasimayaasha Caafimaadka, agaasimaha Wasaarada Arimaha gudaha, Gargaarka iyo dhamaan Hay’adaha arrimaha Gargaarka ka shaqeeya ee kusugan Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.