Golaha Wasiira Soomaliya oo Kulan aan Caadi ahayn yeeshay Go’aamo Kasoo Baxay

xamze

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa caawa yeeshay kulan aan caadi ahayn kaas oo lagu ansixiyey labo hindise sharciyadeed.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka oo lagu ansixiyay Sharciga La Dagaallanka Argagixisada, Sharciga Socdaalka iyo Heshiis Iskaashi Ganacsi oo Soomaaliya ay la galayso Uganda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.