Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2022

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Marxuun Farxaan Qaroole

30th September 2022 admin 0

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Rajicuun Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ehelka, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee uu […]

doodisho

Wasiirkii Amniga Soomaaliya ayaa ka hadlay Geeridii Farxaan Qaroole iyo dilkii Garilay

30th September 2022 admin 0

Wasiirka Amniga Qaranka XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka hadlay howlgalkii uu maanta ku shahiiday Allaha Unaxariisto Janaraal Farxaan Maxamud Aden (Qaroole) […]

boliis

Taliye Xijaar ayaa ka Tacsiyeeyey Geeridii Generaal Farxaan Qaroole

30th September 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/G Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha Unaxariisto Janaraal Faxaan Maxamud Aden (Farhan Qaroole).

Aadanmadoobe

Gudoomiye Aadan Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Farxaan Qaroole

30th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa qaranka iyo guud ahaan ummaadda Soomaaliyeed uga tacsiyey geerida taliyihii Ciidanka […]

qoorqoor

Madaxweynaha Galmudug oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Farxaan Qaroole

30th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay guud ahaan umadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Allaha u naxariistee Janaraal Farxaan Maxamuud Aadan ( […]

riig

Daawo:Shabaab oo 11 Qof Gedo ku Dilay Riig Ceelbiyood Qodaayeyna Gubay

30th September 2022 admin 0

Kooxda argagixisada Al Shabaab Ayaa 11 Qof Ku Laysay Deegaanka Gariley oo dhaxeeya degmooyinka gobolka Baardheere iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo, Waxaa ayna Ku Guben […]

Boliis

DamJadiid oo Lagu Tuhmayo inay ka Dambeeyey Dilkii Allaha Unaxariitso Farxaan Qaroole

30th September 2022 admin 0

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Generaal Faarax Maxamuud Qaroole ayaa Maanta ku geeriyooday Qarax ka dhacay deegaanka Basra ee Duleedka Magaalada Balcad. Qarax ka dhacay […]

gedouniversaty

Ururka Dhaliyarada ee Bari San ayaa Agab waxbaro soo gaarsiiyey Gedo International University

29th September 2022 admin 0

Waxaa jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo (GIU) waxaa soo booqday soona gaarsiiyay agab wax barasho Ururka aqoonyahannada Bari San ama (United Intellectuals for Better Tomorrow), […]

shabab

Dhageyso:Shacab U geeriyooday Biyo ay ka Cabeen Ceelal Shabaab ku shubeen Sun

29th September 2022 admin 0

Kooxda Argagixisada Alshabaab ayaa maalmihii dambe waxaay wajahayeen dagaal xoogan oo kaga imaanayey shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolada hiiraan, Galgaduud iyo Mudug. Ugu yaraan […]

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Geeridii Nabaddoon Nabadoon Lagu dilay Hiiraan

29th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Hiiraan iyo guud ahaan Hirshabeelle, geerida […]

xamze

Ra’iisul wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida nabadd-doon Cilmi Hagar Guure

29th September 2022 admin 0

Waxaan ka tacsiyaynayaa geeridda xaqa ah ee kutimid Nabadoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku shihiiday dagaal ka dhacay jiidda hore ee dagaalka ee deegaanka […]

deni

Wasiirkii Hore ee Maaliyada Puntland oo eedeyn U jeediyey Madaxwayne Deni

29th September 2022 admin 0

Wasiirkii hore ee Maaliyada Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal oo dhawaan Xilka laga qaaday ayaa eedeyn u jeediyey Madaxwayne Deni. Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay […]

Itoobbiya oo Madaxweyne Hassan u tuntay heestii Guuleed Hurdoow Keenee Gardaran

28th September 2022 admin 0

Dawladda Itoobbiya ayaa Madaxweyne Hassan Sheekh markuu ka dagay garoonka diyaaradaha Magaalada Addis Ababa waxay kusoo dhaweeyeen hees aan ahayn tii calanka Soomaaliya balse badalkeeda […]

Aadanmadoobe

Sawiro:Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan La qaatay Safiirka Sacuudiga

28th September 2022 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Adan Maxamed Nur (Madobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin Mohamed […]

abiyaxmed

Sawiro:Abiy Axmed oo Madaxwayne Xasan Kusoo Dhaweeyey Addis Ababa

28th September 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah oo qaadanaysan Labo maalmood ay ugu bilaabatay dalka Itoobiya […]

Posts pagination

1 2 … 10 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes