Wasiirkii Amniga Soomaaliya ayaa ka hadlay Geeridii Farxaan Qaroole iyo dilkii Garilay

doodisho

Wasiirka Amniga Qaranka XFS Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa ka hadlay howlgalkii uu maanta ku shahiiday Allaha Unaxariisto Janaraal Farxaan Maxamud Aden (Qaroole) iyodhibaatadii shabaab saaka ka gaysteen deegaanka Garileey oo dhanka Koofur ka jirta magaaladda Ceelwaaq, oo ay ku dileen 12 ruux oo shacab ah, sido kale ay gubeen ceel biyood dadka deegaanka si isku tashi ah ay ku dhisanayeen markii ugu horeysay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.