Daawo:Shabaab oo 11 Qof Gedo ku Dilay Riig Ceelbiyood Qodaayeyna Gubay

riig

Kooxda argagixisada Al Shabaab Ayaa 11 Qof Ku Laysay Deegaanka Gariley oo dhaxeeya degmooyinka gobolka Baardheere iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo, Waxaa ayna Ku Guben Gaarigii Riig ah iyo Dhaman Alaabtii Lagu Qodayay Ceel biyood laga hirgalinaayey deegaanka gariley.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.