DamJadiid oo Lagu Tuhmayo inay ka Dambeeyey Dilkii Allaha Unaxariitso Farxaan Qaroole

Boliis

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Generaal Faarax Maxamuud Qaroole ayaa Maanta ku geeriyooday Qarax ka dhacay deegaanka Basra ee Duleedka Magaalada Balcad.

Qarax ka dhacay deegaan Basra ayaa waxaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Farxaan Maxamuud Qaroole, sidoo kalena ay jiraan dhaawacyo soo gaaray Askar ka tirsan Ciidanka sida gaarka u tababaran ee Haramacad.

Wararka ka imaanaya deegaanka Basra ayaa sheegaya Taliye farxaan Qaroole marka qaraxa lala eegtay inuu lugaynayey taas oo loo malaynayo inaysan shabaab ka dambayn balse uu jiro tuhun ah inay ka dambeeyaan kooxda Damjadiid oo horay u qaraajiyey xildhibaano iyo masuuliyiin ka tirsan dowlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.