Ururka Dhaliyarada ee Bari San ayaa Agab waxbaro soo gaarsiiyey Gedo International University

gedouniversaty

Waxaa jaamacadda Caalamiga ah ee Gedo (GIU) waxaa soo booqday soona gaarsiiyay agab wax barasho Ururka aqoonyahannada Bari San ama (United Intellectuals for Better Tomorrow), waxa ururka wakiil oga aha gudoonsiinta agabkaan wax barasho Gudoomiyaha Ururka Bari San Mr Hussein Hassan iyo Masuuliyiin kale oo uruka ka socda oo uu kamid yahay Liibaan Sallax.

Jaamacaddu waxay kaga mahadcelineysaa dhalinyaradaan aqoon yahannada ah gurmadka iyo is xilqaanka ay muujiyeen waana tallaabo ku dayasho mudan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.