Dhageyso:Shacab U geeriyooday Biyo ay ka Cabeen Ceelal Shabaab ku shubeen Sun

shabab

Kooxda Argagixisada Alshabaab ayaa maalmihii dambe waxaay wajahayeen dagaal xoogan oo kaga imaanayey shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolada hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyooday sun la sheegay in al-Shabaab ay ku shubeen ceelbiyood ku yalla deegaanka Ceeljaboow oo u dhaw degmada Maxaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.