Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2022

laftagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo la Kulmay wafti ka socda Ciidamada Dowlada Itoobiya

3rd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa qaabilay Taliyaha guud ee Ciidanka Liyuu Boolis General Xaaji Tuur iyo sarkaal kale oo ka socda Militeriga Itoobiya. Kulankan ayaa […]

Xamze

Beesha Bartire oo si weyn u dhaliilay Ra’isul Wasaare Xamsa kana soo horjeestay Wasiirada cusub

3rd August 2022 admin 0

Waxgaradka, Siyaasiyiinta. Xildhibaanada iyo Qaybaha kala duwan ee Beel waynta Bartire ayaa si weyn u dhaliilay Ra’isul Wasaare Xamsa kana soo horjeestay dhismaha Golaha Wasiirada […]

hirshabeele

Daawo:Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

3rd August 2022 admin 0

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay manta yesheeyn ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen Kulanka ayaa […]

wasiirgalmudug

Waaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay maamulka Isbitaalka Dhuusamareeb

3rd August 2022 admin 0

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay shaqada isbitaalka guud ee gobolka […]

Xildhibaan Idiris oo Ku baaqay inaan la ansixin Xukuumada Cusub ee Soomaliya

3rd August 2022 admin 1

Xikdhiban hore Idiris Cabdi Dhakhtar ayaa ka codsana golaha shacabka Soomaaliya in aysan ansixin Golaha Wasiirada Cusub ee uu Magcaabay Ra’iisalwasaare Xamse.

Sawiro:Madaxwayne Xasan Sheekh oo Kulan Laqaatay Golaha wasiirada Cusub

2nd August 2022 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu wehelinayo […]

xamse

Inay Socoto Baan Ishaaraayey Haddaa Afihiina Loo Jaray W/Q Dhiblaawe

2nd August 2022 admin 0

Maanta waa 2dii Agoosto 2022, maalintu waa Talaada waxaa lagu dhawaaqay golahiiwasiirada JFS afkii iyo gacantii baa isku kay dhegay yaab, argagax iyo quus oo […]

Maxamed

Daawo:Wasiir Kuxigeenkii Wasaarada Qorshaynta ee Maanta La Magacaabay oo Iscasilay

2nd August 2022 admin 0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Qorshaynta Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa iska diiday xilka loo magacaabay kadib markuu sheegay inay beeshiisa leedahay wasiir Buux.

masjid

Daawo:Masjidkii Degmada Carmo oo dayactir Lagu Sameeyey Kadib dabaylo Burbur u gaystay

2nd August 2022 admin 0

Maamulka Degmada Carmo ee golka Bari ayaa dib u dayactir Ku Sameeyey mid Ka mida Masaajidda Magaalada Carmo oo In Muddo ah u xirnaa burbur […]

wasiir

Somali Ministers Power Usurp by Advisors and Envoys

2nd August 2022 admin 0

The announcement of Somali ministers is a pointless milestone. President Hassan Sheikh Mohamud already distributed power to advisors and envoys upon returning to Villa Somalia. […]

Xamze

Akhriso:Ra’iisul Wasaare Xamse oo Ku Dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Cusub

2nd August 2022 admin 0

Ra’iisulwasaaraha XF Soomaaliya mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhowaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda uu hoggaamin doono Afarta sana ee soo socota. Golaha […]

ciidan

Ciidan Xooga Dalka oo Burburiyey Fariisimo Shabaab ku lahaayeen Shabeelada Hoose

2nd August 2022 admin 0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal Qorsheysan ku burburiyey Fariisimo Nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga Gobolka Shabellaha Hoose . Ciidanka Xoogga Dalka ayaa […]

Wasiir

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo ka Qabgashay Xuska Todobaadka Naas Nuujinta

1st August 2022 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa manta qabatay munaasabad lagu daahfurayo Xuska Todobaadka NAAS NUUJINTA. waxaana horjoog u ahaa maanta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Fawziya […]

galmudug

Daawo:Madaxwaynihii Galmudug oo furay kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug

1st August 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta furay kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Baarlamaanka ee magaalada Dhuusamarreeb. Madaxweynaha […]

maxamudsayid

Sawiro:Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo guddoomiyey Shirka Amniga

1st August 2022 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku shir gudoomiyay Shirka Amniga Jubbaland, kaas oo bishiiba […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes